• Ku darso waxaad jeceshahay

"Barnaamijka Erayga iyo maanta" wuxuu diiradda saaraa Hadallada Ilaah kuwaasoo aynu u isticmaalayno noloshayada maanta. Barnaamij waliba wuxuu adkaynayaa ama lagu soo qaataa kalmad ku qoran Hadallada Ilaah ee Baybalka. Dhegaystayaasha maahan oo keliya inay baranayaan Injiilka, laakiin waxay kaloo baranayaan waxyaabaha ku jira Baybalka "iyadoo kalmad kalmad" loo barayo, waa hanaan dhowr qidco oo qorniinka laga soo xigtay, oo isla kalmadda la faaqidayo ay ku jirto, ayaa la falanqaynayaa." "Dhowr toddobaad ayaa qofka dhegaysta Erayga iyo Maanta aanay maqlaynin oo keliya Akhbaarka Wanaagsan ee Masiixa, laakiin waxay bartaan Erayga iyadoo xoogga la saarayo eray fura u ah barnaamij waliba."

Shabakadaha Bulshada

www.thewordtoday.org

Ururka ugu weyn

Erayga iyo Maanta