Ayidaadda
-
Yacquub 5:14-18
Close
Dagaalka
Dhegaystayaal waa barnaamijkii toddobaadlaha ahaa oo aad ka maqli jirteen saacadahan oo kale isla idaacaddan. Waa barnaamij aynu kaga hadalno ama ku soo qaadanno mawduucyo kala duwan oo xiiso leh toddobaad waliba.
Ayidaadda
Aabaha 2
Dagaalka
Aabaha

Mucjisadii Ciise
Waxaa caawa walaalkeen Doug Schroeder uu halkan ku eegayaa cajaa'ibyadii Ciise iyo sida ay dadka oo dhan ugu adag tahay inay rumaystaan. Wuxuuna dhinac kale ka eegayaa Mucjisada sarakicidda Ciise Masiix.
Kalsoonida
Walaalkeen Doeg Schroeder wuxuu inagala hadlayaa ahmiyadda ay leedahay inaan la nimaadno kalsooni sida tan ilmaha oo kale ah markay joogto rumaysadka Masiixa
Guurka/Marriage
Walaalkeen Doeg Schroeder wuxuu iangala hadlayaa wax ku saabsan guurka iyo sida uu ku hagaagsan yahay marka qofku uu Masiixi yahay. Wuxuu ina barayaa dhaqanka suubban ee guurka, waana mawduuc muhiim u ah da'yarta is-guursata.
Adadayg
Walaalkeen Doeg Schroeder wuxuu nala wadaagayaa ahmiyadda ay leedahay inaan lahaano adadayg markay joogto waxyaalaha aasaaska u ah qorniinka, iyoinaan ilmaha barno inay ku fara adaygaan mabadiida qorniinka aasaaska u ah. wuxuu aabbayaasha ku adkaynayaa inay ilmaha u dabcaan markay joogta waxa ay rabaan, laakiin markii ay joogto qorniinka waa in lagu adkeeyaa inaanay tanaasul muujinin.