Daaweynta istaroogga shantii sano ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay isbedelo la yaab leh adduunka oo dhan. Shan sano ka hor daaweynta istaroogga wax badan is kama bedelin sannado badan. Maxaa keenay isbeddelkan? Sidoo kale, waa maxay farqiga u dhexeeya isbeddelkan uu bukaannada maanta?
Muxuu Dr. Luukos ka leeyahay Daweenyta Nabarka
Add to Favorites