Dhibaatadu waxay noqon kartaa mid jireed ama mid maskaxeed ama labaduba isku waqti. In kastoo Kitaabka Quduuska wax badan ka hadlayo caafimaadka. Dhab ahaantii qoraaga ugu weyn ee Axdiga Cusub oo ah qayb ka mid Kitaabka Quduuska wuxuu ahaa dhakhtar. Magiciisuna waxaa la oran jiray Dr. Luukos. Waa kuma Dr. Luukos?
Waa Kuma Dr. Luukos?
Add to Favorites