Ayidaadda

Waxaad rumaysan tahay, kukalsoon tahay, oo ku dheggan tahay rumaysadkaas noloshaada oo dhan. Haddii haddaba aan sidaas rumaysan nahay, maxaa keenay in sida badan kiniisadaha masiixyiiinta lagu arko sida inaan lagu dhiiranaanin rumaysadka Masiixa?