Ku saabsan
Haddii uu ku hayo cudurka dilaaga ah iyo haddii kale—kaasoo 5000 oo qof ay helaan maalin waliba galaha HIVga, sida la sheegay---haddana Ilaah baa jid ina siinaya innaga oo dhan, oo aynu ku tagno Jannada. Waxaad rajada ka akhrin kartaa qoraalkan ‘Nabaadiinada/iyo cudurka dilaaga ah ee AIDS’, wuxuuna kuu sharraxayaa sida gunnimada Shayddaanka uu inooga samatabbixin karo dhiigga qaaliga ah ee Sayidkeenna Ciise Masiix.