Ayidaadda
-
Yacquub 5:14-18
Close
Dagaalka
Dhegaystayaal waa barnaamijkii toddobaadlaha ahaa oo aad ka maqli jirteen saacadahan oo kale isla idaacaddan. Waa barnaamij aynu kaga hadalno ama ku soo qaadanno mawduucyo kala duwan oo xiiso leh toddobaad waliba.
Ayidaadda
Aabaha 2
Dagaalka
Aabaha

Adadayg
Walaalkeen Doeg Schroeder wuxuu nala wadaagayaa ahmiyadda ay leedahay inaan lahaano adadayg markay joogto waxyaalaha aasaaska u ah qorniinka, iyoinaan ilmaha barno inay ku fara adaygaan mabadiida qorniinka aasaaska u ah. wuxuu aabbayaasha ku adkaynayaa inay ilmaha u dabcaan markay joogta waxa ay rabaan, laakiin markii ay joogto qorniinka waa in lagu adkeeyaa inaanay tanaasul muujinin.
Carruurta
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu haatan inagala hadlayaa masiibada iyo sida ugu habboon oo loogu diyaargaroobo si aanay inoogu noqon wax qaflad ah.
Arrin Caalami ah
Walaalkeen Doeg Schroeder wuxuu inala wadaagayaa arrin caalami ah. Waana dhalashada Ciise Masiix. Haddaba, dhalashada Ciise Masiix asbaab ayey ku timid. Maxay ahayd asbaabtii keentay dhalashada Ciise Masiix? Sii dhegayso si aad ku ogaato.
Taambuuga jirka
Walaalkeen Doeg Schroeder wuxuu halkan inoogu sharraxayaa macnaha farxadda dhalashada Masiixa iyo wixii Masiixu u yimid oo ah furashadeenna.