Peace/Nabadda
-
Isaiah 9:6
Close
Immanuel/Cimaanu'eel
Walaalkeen Bawlos wuxuu maanta inagala hadlayaa maaddada ku saabsan magacaCimaanu'eel ama "Ilaah baa inala jira", oo ah magac ka mid ah magacyada Ciise Masiix. Aynu dhegaysanno ahmiyadda magaca oo uu inala wadaago walaalkeen Doug Schroeder.

Disciple/Xernimada
Walaalkeen wuxuu maanta wax inaga barayaa mawduuc muhiim ah oo ah Xernimada.

Parable/Masa'lo
Walaalkeen Doeg Schroeder wuxuu diiradda saarayaa xaalka ku saabsan masla'ooyinka Masiixa iyo waxtarka ay u leeyihiin nolosheenna. Wuxuuna maanta eegayaa masaalka beerrayga ee ku qoran Matayos 13.

Struggle/Loollan
Walaalkeen Doeg schroeder wuxuu inala wadaagayaa loolanka ka dhex socda qof kasta iyo sida looga gudbo. Waxaa qofku jecel yahay wanaagga, laakiin haddana lagama dhex arko wanaagga inkastoo uu jecel yahay inuu sameeyo.

Fear/Cabsida
Walaalkeen Doug Schroeder uu maanta diiradda saarayaa mawduuc dadka oo dhan ay wadaagaan oo ah Cabsida, wuxuuna soo xiganayaa qorniinka si dawo loogu helo cabsida.