Ayidaadda

Waxaad rumaysan tahay, kukalsoon tahay, oo ku dheggan tahay rumaysadkaas noloshaada oo dhan. Haddii haddaba aan sidaas rumaysan nahay, maxaa keenay in sida badan kiniisadaha masiixyiiinta lagu arko sida inaan lagu dhiiranaanin rumaysadka Masiixa?

Dagaalka

Dhegaystayaal waa barnaamijkii toddobaadlaha ahaa oo aad ka maqli jirteen saacadahan oo kale isla idaacaddan. Waa barnaamij aynu kaga hadalno ama ku soo qaadanno mawduucyo kala duwan oo xiiso leh toddobaad waliba.

Ayidaadda

Aabaha 2

Dagaalka

Aabaha

Righteousness/Xaqnimada

Walaalkeen Doug schroeder wuxuu maanta faallo ka bixinayaa xaqnimada iyo sida lagu helo. Sii dhegayso si aad wax badan uga ogaato casharkan ku saabsan xaqnimada.

Revenge/Aarsasho

Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta inala wadaagayaa arrimaha ku saabsan aarsashada .Sii dhegayso si aad ku ogaato waxyeellada aarsashada iyo sida habboon ee loo aarsado sida Qorniinku leeyahay.

Map/Jihayn/khariidad

Waxaa walaalkeen uu inagala hadlayaa maanta arrin ku saabsan hoggaanka ama khariidadda aynu ku soconayno intaan dunida joogno iyo weliba dhimashada kaddib. Waa maxay khariidaddaas? Sii dhegayso si aad ku ogaato

Test/Tijaabada

Walaalkeen wuxuu maanta inala wadaagayaa aayad uu ka soo xiganayo kitaabka Maahmaahyada. Wuxuuna inooga digayaa inaan is ilaalinno haddii layna ammaano, oo taasi waxay noqon kartaa dabin.

Email Sign-up

Sign up for the TWR360 Newsletter

Access updates, news, Biblical teaching and inspirational messages from powerful Christian voices.

Thank you for signing up to receive updates from TWR360.

Warbixinta aad doonayso lama hayo